Wararka24.com

Fadhigii baarlamaanka ee maanta lagu balansanaa oo dib u dhaca
Wararka ka imaanaya caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in fadhi lagu waday in uu maanta yeesho golaha baarlamaanka islamarkaana uu kasoo qeyb gali lahaa ra`iisal wasaaraha Soomaaliya uu dib u dhac ku yimid.

Maanta oo Axad ah ayaa lagu balansanaa in la hor keeno xukuumada ra`iiisal wasaare Cumar baarlamaanka, waxaana baaqashada kulankan lagu sheegay in ay ka dambeysay cago-jiid dhanka xukuumada ah iyadoona xildhibaano qaarna ay codsadeen in dib loo dhigo.

Shalay ayay aheyd markii gudoomiye xigeenka Baarlamaanka A/weli Mudey ka dhex sheegay baarlamaanka in maanta oo Axad ah la horkeeni doono baarlamaanka xukuumadda ra`iisal wasaare Cumar C/rashiid.

Baaqashadan ayaa waxaa cambaareeyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka.

Zenawi oo Weeraray Al Shabaab
Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa sheegay in xalka keliya ee Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadii qaraxyadii ka dhacay Kampala uu yahay in la tirtiro oo saaxada caalamka laga baabi’iyo.

Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxyadii lala beegtay dad shacab ah oo Axaddi la soo dhaafay  ka dhacay magaalada Kampala, halkaasoo ay ku dhinteen in ka badan 70 qof, 80-kelena ay ku dhaawacmeen.

“Ma jirto wax raja ah oo laga qabo in waanwaan iyo wadahadal lala galo kooxdaan, ma jirto xal kale. Waa in laga shaqeeyaa sidii kooxdaan loo tirtiri lahaa ayuu yiri ra’iisul wasaaraha mar uu saraakiil ka tirsan QM kala qeybgalayay shir looga hadlayey is bedelka cimilida oo ka dhacayey New York sida laga soo xigtey wakaalada AFP.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale cambaareeyay dowlada Eritra oo uu ku eedeyey inay taageerto kooxda Al Shabaab isagoo dowlada Asmara ku sheegay inay la mid tahay Al Shabaab.

Dowlada Uganda ayaa maalinimadii khamiista aheyd sheegtay inay diyaar u tahay dirista ciidamo nabad illaalineed oo dheeraad ah kadib markii xubnaha IGAD ay go’aan ku gaareen inay ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 2000 loo diro Soomaaliya bartamaha bisha August ee sanadkaan, kuwaaso hadii la geeyo Soomaaliya ka dhigaya tirada ciidamada AMISOM ee soomaaliya joogaa 8100 oo markaas noqoneysa tiradii kal hore la dalbaday in la geeyo Soomaaliya, awoodna u yeelan kara wax ka qabashada xaalada Soomaaliya.

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo boosaaso lagu dilay
Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Boosaaso dil ugu geystay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada maamulka Puntland ee qeybta gobolka Bari.

Sargaalkaan oo magaciisa lagu sheegay Gacameey kana tirsanaa ciidamada maamulka Puntland ayaa xalay waxaa xeebta magaalada Boosaso ku toogtay laba nin oo bastoolado ku hubeysnaa xilli uu ka soo baxay salaada cishaha  kuwaas oo goobta ka baxsaday markii ay falka geysteen.

Ciidamo aad u farabada oo  maamulka Puntland ayaa daqiiqado kaddib  gaaray goobta uu falku ka dhacay ayagoo goobta  ka qaaday meydka sargaalka, islamarkaan halkaasi ka qabqabtay ilaa shan qof oo lala xiriirinayo in ay ku lug leeyihiin dilka   haatana ay su’aalo weydiinayaan ciidamada booliska ee maamulkaasi.

Dhinaca kalana maxkamada sare ee maamulka gobalka Bari ayaa shalay galinkii dambe  xukun dil ah ku riday  nin gacan ku dhiigle ahaa oo horay dil magaalada Boosaaso ugu geystay nin kale oo rayid ahaa kaa oo in muddo ah ay dacwadiisu ka socotay xarunta maxkamada sare ee gobalka Bari

Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid “qaraxyada Kampala waxay sii kordhinayaan dadaalka nabadeed ee geeska Afrika”.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG-ka Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid ayaa shaaca ka qaaday in qaraxyadii ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda ay sii xoojin doonto  dadaalka Nabadeed ee geeska Afrika gaar ahaan howl galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Ra’iisal Wasaaraha  ayaa sheegay in Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganda ay  keeneyso in ay Wadamada Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya iyo Midowga Afrika ay sii laba jibaaraan dadaalka Nabad ilaalineed ee ay ka wadaan Soomaaliya, isagoo tilmaamay in Kooxihii ka dambeeyay Falkaasi ay yihiin Cudur faafaya loona baahan yahay in si deg deg ah wax looga qabto.

Sidoo kale wuxuu carrabka ku dhuftay in ay ayaan darro tahay in uu falkaasi saameyn ku yeesho Dad Soomaali ah oo isugu jira ganacsato iyo kuwao Amni darro uga baxsaday Soomaaliya,  maadaama ay Dowladda Uganda xaq u leedahay inay baaritaan ku sameyso Qaraxyadaasi, waxa uuna R/wasaare Sharmarke hoosta ka xariiqay in ay arintaasi masuuliyaddeeda qaadayaan Kooxihii ka dambeeyay Qaraxyadasi islamarkaasna u hanjabay Dowladad Uganda.

Dr.Cumar C/rashiid   ayaa shaaca ka qaaday in Midowga Afrika, Urur Goboleedka IGAD iyo Beesha Caalamka ay aad uga murugsan yihiin Xaaladda Soomaaliya, isagoo tilmaamay in Kooxihii ka dambeeyay qarxyadii ka dhacay dalka Uganda ay Qatar ku yihiin Caalamka oo dhan islamarkaasna ay 20-kii Sano ee la soo dhaafay Ajaaniib faro badan fursad u heleen inay yimaadaan Gudaha Wadanka Soomaaliya.

Laftii dhuux lagu sheegaba, dhaxal keeda anigaa iska leh
Dalku difaac buu rabaa, Dib u dhisid buu rabaa, Dadku hoggaan bey rabaan, Caddaalad bey doonayaan, Wey dulleysan yihiine, Daa’inkeen ka sokow, Xumahaa ku soo degay, yaa ka dulqaadi kara, Diidi kara waxyeelleyn, Diinta ugu gargaara, Dulmiga suulin kara , Dira caasi waa kuma, Dadaalka muujin kara!?.

Dal waxaa dhisi kara daacad qabe dantiisa gaarka ah ka hor mariya danta guud, isla markaana dalka iyo dadkaba horu kacooda jecel, waxaase taa diida damiir laawaha u xiiqsan gaarista saldanadda ee uu sida xun u madax waalay damaca kursiga, isaga oo aan raad ku laheyn dabaqadaha siyaasadeed ee gool dhalinta leh, diplomasiyadiisuna ay hooseyso, balse sheegashada magaca siyaasinimo ee san dareertada ah un isaga qanca hal ku dheggiisuna yahay:-

Laftii dhuux lagu sheegaba, dhaxal keedu waa aniga!.

Abwaan Mustafe sheekh Cilmi, ayaa laga hayaa farriin culus oo uu ku tilmaamayay mansab jacaylka iyo damaca kursiga, wuxuuna arrinkaa ka yiri:-

Kursigaasaan caashaqaye, madaxweyne kol i dhaha.

Tani waa natiijada habowsan ee ay in badani sida khaldan ugu fekereyso, waxaadse moodda bulshada soomaaliyeed, iney illaaween rayidnimadooda, waayo qof waliba wuxuu niyeestay u hanqal taagidda iyo tiigsiga kursiga, isaga oo u sii maraya waddo kasta oo gaarsiin karta damaciisa xumaan iyo samaan tii ay doontaba ha ahaatee, su’aashuse waxey tahay ” ummad wada siyaasi ah yaa u masuul ah ? “.

Dowlad wada karraani ah Dunidaba ma joogtee Soomaalay dantaa garo.

Weydiin baa oraneysa “Aqoon yahanka Soomaaliyeed ee dad kiisa wax u soo bartayow, maxaa adiga mar walba safka danbe ku fariisiyay?, maxaa kaa khaldan?, maad dad kaada indho u noqotid, mise adaaba lug ku leh damaca waalan ee kursi raadinta iyo jaha wareerka siyaasadeed?”.

Yaa hoggaan noqon kara?, yaa u muuq eg?, yaase soomaali maanta isku wadi kara oo daacadnimo huwan?, ma heysaa halyey dhab ah, mise weli ma uu dhalan?.

Ma dooran laheyd, midka ku leh i dooro ama waan ku dilayaa?

Ma dooran laheyd, kan hantida shacabka daaraha ka dhistay?.

Ma dooran laheyd, midka shacabka gumaad kiisa u taagan?.

Ma dooran laheyd, kan afka duuban ee aan wejigiisa la arkin?.

Ma dooran laheyd, kan shisheeye kalkaalka ah ee gumeysiga jecel?.

Ma dooran laheyd, midka neceb astaamaha qaranka oo dhan?.

Ugu danbeystii, waxaa iga digniin ah anoon cidina ku dulmineyn, isla markaana iga dardaaran ah anoo weliba dabbaqaaya xadiiskii rasuulka ( csw ) ee ahaa:-

Nin kursi doonay yaan la dooran ee midka diiday aan la doonno.

Waxaa iga tala ah, kursigani la wada jeclaayee, qof kasta oo xoog wax ku doona xaajadiisa yaan la xeerin, hadduuse uu caqli iyo cilmi la yimaado aan u ciidaminno, cisana aan ugu deeqno. Garashaa wax hagtee, taa aan ugu garowno.

Xagal daaco kii wada.

Yaan lagu ag xujoobin.

Qaranimo u xaglinteed

Nimaan isku xakaarin

Isna yaan la xanbaarin.

Bashiir. C. Xuseen.

barbaariye@hotmail.com

Xukuumada Ina Cabdirashiid oo loogu baaqay in kalsooni soo weydiisato Baarlamaanka
Xukuumada Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa loogu baaqay in ay kalsooni soo weydiisato Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii dhowaan isku shaandheyn lagu sameeyay.

Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa ku doodaya in Xukuumada looga baahan yahay in ay kalsooni weydiisato Baarlamaanka, iyagoo sheegaya inay sharci tahay in Baarlamaanka la horkeeno Xukuumada cusub.

Xildhibaan Saleebaan Cabdi ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha ay ka doonayaan inuu hor keeno Xukuumadiisa Baarlamaanka, si cod loogu qaadi Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay.

Xubnaha Baarlamaanka qaarkood ayaa gambar gaaban ugu fadhiya Xukuumada uu isku shaandheeyay Ra’iisul Wasaaraha, waxaana soconaya kulamo gaar gaar ah oo ay Xildhibaanada wadaan.

Golaha Wasiirada cusub oo ay ka dhex muuqdaan Wasiiro horay ugu mid ahaan jiray Xukuumadii hore ayaa waxaa jira Xildhibaano dhowr ah oo aad uga biya diidan ku soo biirida xubnaha ku cusub Golaha Wasiirada.

Ma cada sida Xukuumada cusub ay xilligan uga heli karto Baarlamaanka codka kalsoonida, waxaana horay u jiray dhaliilo xoogan oo loo jeedinayay Xukuumada oo ku aadanaa dhaqaalo lunsasho iyo waxqabad la’aan, taasoo ay isku casileen Wasiiro dhowr ah

Shirki IGAD oo lagu go’aamiyay in Soomaaliya loo diro 2,000 oo Askari
Hogaamiyeyaasha urur goboleedka IGAD, ayaa shir deg deg ah oo ku saabsan xaaladda siyaasadda iyo ammaanka ee Soomaaliya ku yeeshay magaalada Addis Ababa.

Shirku waxa uu go’aansaday qoddobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin in AMISOM iyo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay lagala shaqeeyo sidii labaatan kun oo askari loo keeni lahaa dalka Soomaaliya oo dhan.

Shirku, waxa uu hoosta ka xariiqay si taas loo suurta galiyo ay muhiim tahay in xoogagga Soomaaliya loo diyaar gareeyo suurtagalnimada in ciidamo dalalka deriska ka socda ay soo galaan dalka.

Shirku waxa uu sheegay in ciidamada AMISOM aan la gaarsiin heerkii horey loogu heshiiyay, wuxuuna go’aansaday in laba kun oo nabad ilaaliyaal ah oo AMISOM hoostaga sida ugu dhaqsiyaha badan loo geeyo dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, oo shirkaasi ka hadlay ayaa ku baaqay kaalmo caalami ah oo looga hortago kooxaha kacdoonka wada ee Islaamiyiinta.

Madaxweyne Shariif waxa uu ka digay sida hadalka uu u dhigay in Soomaaliya ay gacanta ugu jirto Al-Qaeda iyo kooxo xag jir ah.

Shirkan magaalada Addis ababa ayaa la filayaa go’aamada laga soo saaray la hor dhigi doono shirweynaha guud ee Midowga Afrika oo dhici doona dabaqaayada bishan

Hogaamiyeyaasha urur goboleedka IGAD, ayaa shir deg deg ah oo ku saabsan xaaladda siyaasadda iyo ammaanka ee Soomaaliya ku yeeshay magaalada Addis Ababa.

Shirku waxa uu go’aansaday qoddobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin in AMISOM iyo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay lagala shaqeeyo sidii labaatan kun oo askari loo keeni lahaa dalka Soomaaliya oo dhan.

Shirku, waxa uu hoosta ka xariiqay si taas loo suurta galiyo ay muhiim tahay in xoogagga Soomaaliya loo diyaar gareeyo suurtagalnimada in ciidamo dalalka deriska ka socda ay soo galaan dalka.

Shirku waxa uu sheegay in ciidamada AMISOM aan la gaarsiin heerkii horey loogu heshiiyay, wuxuuna go’aansaday in laba kun oo nabad ilaaliyaal ah oo AMISOM hoostaga sida ugu dhaqsiyaha badan loo geeyo dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, oo shirkaasi ka hadlay ayaa ku baaqay kaalmo caalami ah oo looga hortago kooxaha kacdoonka wada ee Islaamiyiinta.

Madaxweyne Shariif waxa uu ka digay sida hadalka uu u dhigay in Soomaaliya ay gacanta ugu jirto Al-Qaeda iyo kooxo xag jir ah.

Shirkan magaalada Addis ababa ayaa la filayaa go’aamada laga soo saaray la hor dhigi doono shirweynaha guud ee Midowga Afrika oo dhici doona dabaqaayada bishan

IGAD oo ka shireysa xaaladda Soomaaliya
Hogaamiyeyaasha urur goboleedka IGAD ee Afrikada Bari, ayaa kulan deg deg ah uga bilaabanayaa magaalada Addis Ababa, kaasi oo looga hadlayo degenaansho la’aanta sii socota ee xaaladda siyaasadda iyo ammaanka ee Soomaaliya.

Urur goboleedka IGAD ayaa doonaya in ciidamo ka socda Qaramada Midoobay ay beddelaan ciidamada Midowga Afrika ee haatan ku sugan dalka gudihiisa.

Sidoo kale waxa ay doonayaan in deeq bixiyeyaasha ay ka dhabeeyaan taageerada dhaqaale ee ay u balan qaadeen Soomaaliya.

Shirkan magaalada Addis ababa ayaa la filayaa inay ka soo baxaan dhawr talo bixin oo la hor dhigi doono shirweynaha guud ee Midowga Afrika oo dhici doona dabaqaayada bishan

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka mid ah Madaxda shirkan ka qeybgalaysa

KOWDA LUULIYO IYO KARACHI
Waxaa hamaynkii xalay ahaa lagu qabtay magaalada Karachi ee koofurta dalka Pakistan Xaflad si aad ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal dagayay sanad guurada 50aad ee kasoo wareegatay markii ay Somaliya gaar ahaan gobalada koofureed ka xoroobeen gumaysihii talyaaniga.

Xafladaan oo ahayd mid soo jiidasho leh ayaa waxaa kasoo qayb galay dadwayne isugu jira aqoonyahano, arday, dhalinyaro, hooyooyin iyo caruur, waxaana intii ay socotay madasha xaflada lagu soo bandhigay waxyaabo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen qudbado, majaajilo, heeso, gabayo iyo sidoo kale duco si wada jir ah loogu duceeyay Soomaliya.

Waxaa soo abuubulay kaalin wayna ka qaatay qabsoomida xafladaan ururo soomaaliyeed oo issu tagay kuwaas oo ka hawl gala Pakistan iyo meelo badan oo caalamka ah.  Ururadaan oo ah kuwo ka shaqeeya arimo kaladuwan sida caafimaadka, nabadaynta, midaynta iyo hormarinta ayaa waxaa ka mid ah:

Xisbiga Waddaniyiiinta Soomaaliyeed (Hanoolaato).

Ururuka Waddaniga Soomaaliyeed.

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Jaakamacada Karachi University.

Ururka Jaaliyada Soomaaliyeed ee Hyderabad

Dr. Osman foundation.

Ururadaan oo sal u ahaa qabsoomida xafladaan loogu dabaal dagayo kowda luuliyo ayaa intii lagu guda jiray waqtiga dabaal daga waxaa halkaas hadalo wax ku ool ah ka jeediyay madaxda ururada oo kala ah Abdirahman Hassan Shabuuti oo ah wakiilka xisbiga wadaniyiinta soomaaliyeed (Hanoolaato), Kamaal Xaaji Guuleed gudoomiyaha ururka wadaniga Soomaaliyeed, Shaafici Abdullahi Mo’alimgudoomiyaha ardayda jaamacadda Karachi Univesity, Ahmed Mohamed Hussien xoghayaha Jaaliyada Soomaalida Magaalada Hyderpad Dr. Mohamed Osman madaxa Dr. Osman Foundation iyo Farah Mohamed Sharawe gudoomiyaha ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee Pakistan.

Dhammaan madaxdaas ururada oo halkaas hadalo qiimo leh ka jeediyay ayaa waxyaabihii ay ka hadleen ama diirada saareen waxaa ka mid ahaa ahmiyada ay kowda luuliyo u leedahay bulshada Soomaaliyeed, taariikhda soomaliya, taariikhda calanka buluga ah iyo taariikhda halgamayaashii soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Ahmed Gurey, Sayid Maxamed, SYL iyo kuwa kale oo badan, sidoo kale waxay bulshada soomaaliyeed meel walba oo ay joogtaba u direen salaam iyo farxad ku aadan kowda luuliyo iyagoo ilaahay uga baryayay in ilaahay quluubtooda isu dumo ayna noqdaan kuwa fahma dantooda guud iyo tan gaar ahaaneedba.

Waxyaabihii halkaas lagu soo bandhigay ama looga hadlay ma,ahan  kuwa aan halkaan kusoo koobi karo, balse waxaa lama ilaawaan ah in halkaas aan lagu soo bandhigin oo kaliya qudbado, balse sidoo kale fanaaniin da yar ay ka qaadeen heeso wadani ah iyo sidoo kale gabayo kala duwan oo uu ka mid ahaa gabaygii caanka ahaa ee lagu xasuusto maalintii la taagay calanka jamhuuriyada Soomaaliya kaas oo ah

“SAREEYOOW MA NUSQAAMOOW,AAN SIDUU YAHAY EEGEE KANA SIIB KANA SAAR” (Suldan Tima Cadde).

Xusitaanka kowda luuliyo maahan mid kucusub bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Pakistan, balse waxaa la is dhihi karaa xafladii xalay waxay ahayd mid ka xiiso iyo qiiro badan kuwii hore iyadoo kasoo qayb galayaasha wajiyadooda ay ka muuqatay farxad iyo damaashaad. Mar aan wax ka waydiiyay qaar ka mid ah kasoo qayb galayaasha sida ay u arkaan kowda luuliyo iyo sanad guurada 50 aad ayaa waxay ii sheegeen “in ay ku faraxsanyihiin u dabaal daga kowda luuliyo iyagoo sidoo kalana murugo ka muujiyay xaalada soomaaliya ay ku sugantahay waqti xaadirkaan”.

Dabaal daga kowda luuliyo maahan mid ka dhacaya Pakistan oo kaliya sidoo kale kumanaan Soomaali ah ayaa aduunka daafihiisa uga dabaal dagaya kowda luuliyo, waxaase laga yaabaa dadka qaarkood inaysanba fahansanayn muhiimada ay leedahay kowda luuliyo.

v     1dii luuliyo 1960, waa maalintii calansaarka iyo midnimada soomaaliya,

v     waa maalintii gobolada koonfur ee Soomaaliya ay ka xoroobeen gumeystihii talyaaniga, isla markaana ay la midoobeen gobolada   waqooyi, halkaasna ay ka curatay Jamhuuriyaddii Soomaaliya.

v     Waa maalintii la laabay calankii gumaysiga,laguna bedelay mid somaali leedahay.

v     Waa maalin kumanaan soomaali ah ay la ilmeeyeen farax iyo damaashaad gumaystihiina uu la ilmeeyay murugu iyo naxdin.

v     Waa maalintii hanka Soomaaliyeed kor u kacay oo lagu hammiyey loona hawlgalay in la haleelo qaran Soomaaliyeed oo dhammeystiran.

Waxaa jira dad ka niyad jabsan dabaal daga kowda luuliyo oo ku andacoonaya maanta inay mudantahay in  la baroor diiqdo maadaama ay Soomaaliya meel adag xaaladeedu marayso, taas waxay ila tahay qaran iyo qaran la,aanba inay mar walba mudantahay in la xuso, loona dabaal dago kowda luuliyo maamadaama ay tahay maalin taariikhi ah oo aan mar naba la hilmaami karin. Waxaan ognahay in Soomaaliya muddo 20 sano ka badan nidaam la,aan iyo fawdo ka jirto, balse waxaan filayaa siday u indho la’dahay uma Alla-la’a, lagamana quusan in maalin maalmaha ka mid ah la arko soomaaliya oo mid ah. Waxaan rajaynayaa in ay soo bixi doonaan wadaniyiin soomaaliyeed oo dalka ka saara dhibaatada daashatay.

Somaliya ha noolaato Hana is raacdo

Hanbalyo kowda luuliyo

Qorre:

Durran Hassan Aden

Karachi, Pakistan

Ahlu Sunna Waljameeca”Waxba kuma laha Wasiirada Cusub”
Afhayeenka Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh C/llaahi Sheekh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi oo warbaahinta la hadllayay ayaa si kulul u weeraray Liiska Golaha Wasiirrada cusub ee maalintii shalay looga dhawaaqay Xafiiska R/iisal Wasaaraha Soomaaliya.

Al Qaadi waxaa uu sheegay in qaabka hadda wax loo dhigay ay ciriri galin doonto geedi socodkii nabada iyo howlihii dib u heshiisiinta ee la waday, waxaana uu intaa ku darray in Ahlu Sunna Waljameeca waxba ku laheyn Golaha Wasirrada cusub ee la magacaabay.

”Runtii waxaan u aragnaa in Ahlu Sunna Waljameeca loola dhaqmay qaab Jees Jees ah oo kale, waxaana muuqta in dhismahan cusub loogu talagalay in lagu bur buriyo heshiiiskii horay u dhaxmaray Ahlu Sunna Waljameeca iyo Dowladda Soomaaliya’ ayuu yiri Al Qaadi oo dhinaca kale sheegay in Culima’udiinka Ahlu Sunna aheyn Jago doono laakiin Ujeedadoodu aheyn in ay isbadal cusub ku oo biiriyaan Dowladda hadda jirta.

Afhayeenku waxaa kaloo uu sheegay in xitaa aan wax wada tashi ah lagala sameyn dhinacooda magacaabista isaga oo ku eedeeyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya in uu dhagaha ka fureystay baaqyo is daba jooga ah oo ka soo baxayay Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca kuwaasoo looga digay R/iisal Wasaarruhu in uu magacaabo shaqsiyaad aan ka tirsaneyn Ahlu Sunna Waljameeca.

”Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca go’aan dhab ah ayeey ka qaadan doonaan dhismaha Xukuumada cusub mana u dul qaadan doonaan Culimadu in magacooda kuraas lagu siiyo shaqsiyaad aan wax raad ah ku laheyn Culimada, maadaama dadka wax hogaamiyaha yihiin kuwo Diinta iyo Shareecada Islaamka wax ka yaaqaana ayuu yiri Al Qaadi.

Wasiirrada cusub ee maalintii shalay looga dhawaaqay ayaa waxaa ka dhax muuda Siyaasiyiin iyo Shaqsiyaad ay horay uga qeyliyeen Saraakiisha Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca oo Dowladda ku wargaliyay in aysan matalin, waxaana ka mid ah Shaqsiyaadka ay tilmaameen Saraakiishu Axmed C/salaan Xaaji Aadan oo hadda laga dhigay Wasiirka cusub ee Amniga Qaranka.