Home » Archive

Articles in the Warka Category

Warka »

[1 Sep 2009 | No Comment | 372289 views]
Shabaabka oo dadka ka dhex tuuraya hub culus, dowlada oo jawaab doqonimo bixineeysa

Qoryaaleeyda shabaab aya si dhuumasho ah rasaas ugu furay ciidamada dowlada ayu ku gabanaya shacab ay ku jiraan dumar, caruur iyo waayeel, sida ay sheegeen dadweeynaha ku nool xaafadaha ku dhow waliyow cadde.
Dagaalkan oo isku badalsay in madaafiic la is weeydaarsado aya sababay dhib aad u culus oo gaartay isku socdoka iyo nolosha shacbiga halka ku nool oo la kulmay dhimasho, dhaawac iyo barakac.
Waxa la dhiliilay oo kaleh in ciidamada dowlada iyo askarta ka tirsan midoowga Afrika ee loo yaqaan AMISOM oo ayaguna an goobta inu shacab ku nool yahay …

Warka »

[9 Aug 2009 | No Comment | 372374 views]
Xasa Dahir, Roobow iyo Xasan Turki oo ay ka go’an tahay Shabaab inay fariisiyan

Madaxa Xisbul Islam iyo Mukhtaar Roobow Cali ayaa dadaal weyn ugu jira sidii loo heli lahaa urur hubeysan oo aad u ballaran kana dabecsan shabaab dhinaca dib u heshiisiinta si loo helo awood qeybsi.
Labada xubnood waxaa kaloo ay wada tashi dheer la yeelanayan Xasan C/llaahi Faarax (Turki) oo ah qabqable weyn oo si sharci daro ah uga taliya jubbooyinka.
Khilaafkan waxaa uu soo baxay markii ay adkaatay in lala heshiin karo Axmed Cabdi Godane oo madax u ah shabaabka in lala xaajoon karo isla markaana la dareemay inuu ridi karo dagaal …

Warka »

[9 Aug 2009 | No Comment | 372276 views]
Shabaabka oo bilaabay in ay qoriyahooda sahay ka dhigtaan

Waxaa horey loogu haman jirtay in ay hubkooda gataan xubno ka tirsanaa Maxkamadihii Islaamiga iyo askar Dowladda ka tirsan hase yeeshee qoriyahooda waxaa maanta sahay ka dhigtay dablayda shabaab oo isugu biireen cadaawad iyo baahi.
Maamulayaasha suuqa Cirtogte  ee sida qarsoodiga hubka u iibiya ayaa sheegay in maalmihii ugu dambeeyay aad ula macamilan dablayda ka tirsan shabaab oo iibsanaya qoriyahooda si ay sahay ahaan ugu meel maraan.
Toddobaadkii ugu dambeeyay dad ka badan 45 ayaa qoriyahoda loo iibiyay iyagoo ku dhuumanayo guriyo ku yaala Xaafadaha magaalada muqdisho kadibna halkaas loogu geeyay lacag …

Warka »

[9 Aug 2009 | No Comment | 372252 views]
Shabaab oo qarax ku dilay labo qof oo rayid ah

Maleeshiyooyin cabsi ku dagaalamaya ee Shabaab ayaa ku dilay labo qof oo rayid ah waxyaabaha qarxa oo ay ku aasen waddo dadweynaha aad ugu badan yihiin, sida ay sheegen goobjoogayaal ku nool nawaaxiga Afisyooni ee degmada Waaberi ee Caasimadda Somaliya.
Allaha u Naxariiste labada dhintay waxay ahaayen dad wadada iska marayay oo aan hubeysanayn.
 
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in qaraxaas lala beegsanayay gaadiid ay saarnaayen Ciidamada Dowladda hase yeeshe lama haayo wax ciidan ah oo wax ku noqday qaraxaas.
Qaraxyada noocaas ah oo ay leeyihiin Al Shabaab waxaa si qasab ah …

Warka »

[8 Jul 2009 | No Comment | 372403 views]
Madaxweeyne Shariif ciidan gaar ah kama codsan Addis

Madaxweynaha Somaaliya Sharif Sheekh Axmed kama codsan dalka Etoobiya iney keenaan ciidankooda si ay gacan uga geeystaan dirita ka jirta Muqdisho iyo dhulalka kaleh ee la xiriira.
Shariif waxa u Etoobiya iyo caasimadaha u booqday u sheegay xaalada Somaaliya waxaanu ka codsaday in gacan lagu siiyo ciidanka Middowga Africa (MA) iney wax ka badalaan howlgaldooda dagaal oo gacan ay siiyaan dowlada Somaaliya.
Warar aya lagu fidiyay qeeybo ka mid ah warbaahinta in Madaxweeyne Sharif u codsaday ciidan
Ciidamad MA

Warka »

[6 Jul 2009 | No Comment | 372542 views]
Dhalin laga qabtay shabaab oo qirtay in been loo sheegay

 Dhalinyaro laga soo qabtay milishiyada shabaab aya sheegay in la soo qaladay oo loo sheegay Jihaad iyo Jano balse ay ogaadeen iney ka mid ahaayeen dagaalo sokeeye oo an laheyn sifo diimeed. Dhalintu marki la qabtay qaarkood laba bari cunto ma helin mana garaneeyn cid taliye u aheeyd iyo halka ay u socdaan. “Midki isku daya inu baxsado waxa tooganaya ofka ugu dhow, cunto ma heeysano, daawo iska dhaaf,” ayu yiri mid ka mid ah dhalintaas oo diidan inu magaciisa sheego isga oo u baqaya ehelediisa ku nool goobaha shabaab …

Warka »

[6 Jul 2009 | No Comment | 372398 views]
Digniin been abuur ah oo Godane ku dhawaaqay

Kaabo milishiiyada Axmed Cabdi Godane aya isgoo ku hadlaya magac shabaab aya askarta ciidanka dowlada ku meel gaarka ah u sheegay iney isku dhiibaan shan maalmood gudahood.
Godane oo iska jecel in loogu yeero Mukhtar Cabdallah “Abusubeeyr” aya amarkan bixyay mar kooxda u hor boodo ku adkaatay in ay qabsadaan Muqdisho oo ay koobnaadeen in iney dagaal xaafadeed kooban.
Saraakiisha ciidamada dowlada aya sheegay in wax weeyn aanay u qaadaneeyn warka Godane.
Waxayna ciidanku sheegeen iney ku dadaalayaan iney soo qabtaan Godane iyo inta la socota nolol iyo dhimasho midkood.
Godane oo amarkan bixiyay …

Warka, Warka Madaxdiisa »

[29 Jun 2009 | No Comment | 372513 views]
Shariif Xassan “Shabaab wax lagala heshiiyo ma naqaan ma la barnaamij Somaali ah.”

Wasiirka maaliyad ee Somaliya Shariif Xassan Aden ` aya sheegay in dowladiisu horumarka ay qadarin weeyn siin kaheeyd haddi dagaalo sokeeye aan lagu furin.
“Waa run in an dagaalka an u hureeyno wax badan sabtaoo ah waxa na soo weeraray al qaacida iyo shabaab, waanan ka guuleeysan doona,” Ayu sheegay Shaiif Xassan oo ah Raisul Wasaare Ku Xigeen.
Waxa kalo u sheegay in safarki Itoobiya u ka tagay u ka codsaday Midowga Africa in la badalo howl galka ciiudamdoodu ay ka wadaan Somalia.
“Uma tagin in dalka Itoobiya an si gaar ah u …

Warka »

[28 Jun 2009 | No Comment | 372542 views]
ina Godane oo ku baaqay in dhalinta Somaalidu is qarxiso

Ninka hor booda dableeyda shabaab aya ugu baaqay dhalinta somaaliyeed in ay is qarxiyaan oo la mid noqdaan willka isku dilay Beledweyne ee sababay Marxuum Cumar Xaashi Adan iyo dad kaleh oo tiro badan.
Iska la hadlaya dhalin loo soo diray Muqdisho oo laga soo qafaalay goobo kala duwan, aya u godane ka codsay iney ku daydaan Maxamed Deerow Aden oo fal aad loo bamaareeyay ka fuliyay laba todobaad hor Baladweeyne.
Wadadii uu maray Walaalkeena Maxamed Deerow Sheekh Aadan (Alzubayr” oo maray wadada ugu fiican ee uu maro qof Muslim ah,sidaas si …

Warka »

[27 Jun 2009 | No Comment | 3721,250 views]
Fu’ad Shangole ma dagaalyahanba mise waa qaadi?

Fu’ad Shangole waxu wata qori u ku dilo qof iyo kooxdi ay iska soo hor jeestaan, waxa lagu yaqaan dagaalyahannimo u diinta ku dhex qaldo balse hadda waxa u ku darsaday shaqo cusub oo anu xirfad u laheeyn.
Waxa u noqday garsoore is magacaabay (self appointed judge) oo fulinaya dil iyo dhalinyarda, gacamo iyo lugo laga gooyo.
Marka hore haddi qof la xukumayo waa in la hela qaadi ka howlgala maxkamad loo isku raacsan yahay in howshan ay fuliso, maha dableeyda meel qabsataba ney xukun been abuur ay ku dhawaaqaan. Shangole waxa …