Articles in the faalada Category
Warka Madaxdiisa, faalada »
Cusaama bin laaden oo ah ninki u talin jiray uruka al qaacida ee tabarta gaabiyay aya la sheegay inu aad u liito kadib rasaas ay ku dhufteen qaar ka mida garabka shabakadaasi ee ka soo jeeda Masar ee u hogaamiyo Ayman Al Zawaahiri.
Warkan oo ay soo fidiyeen saraakiil ka tirsan Baakistaan iyo Masar aya sheegay in bin laaden laga waayay meeshi lagu daweeynayay ee ka tirsan gobolka ay qabaailku ka taliyaan ee Baakisdtaan.
Saraakiisu waxay xigteen odayaal dhaqan ee u dhashay Baakistaan oo horey gacan u siin jiray al qaacida.
Waxeeyna sheegeen …
Warka Madaxdiisa, faalada »
Sheekh C/risaaq Maxamed Qeyloow oo ah qof diinta Islaamksa u leh aqoon durugsan aya ku tilmaamay Axmed Cabdi Godane inu yahay nin Quraanka kariimka ah raba inu badalo micnihiisa oo aadayaha Ilaahay u adeegsado sidi isagu u rabo.
“Quraanka qof kasta sidu rabo uma fasiri karo, waxa kalo ku caam yahay ninkan shabaabka dagaal galiya inu Quraanka la beegsado meel anu ku aadaneeyn,” Qaylow aya sheegay.
Waxa kalo u ku dary Qeyloow oo ah Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka koox isku yeerta, inu Godane dhalinta Somaalida marin habaabiyo.
“Waxaan jeclaan laha in waalidiintu ilmoohooda ay …
faalada »
Waxa dalka Bakistaan ka soo baxsanaya dad ka tirsana shabakada al aqaacida iyo ururki maamulka laga tuuray ee Talabaan ee dalka Afqaanistaan kuwaas u soo baxaya Somaaliya iyo Yemen si u wadaan dagaaladi ay ku soo burburiyeen guryahooda.
Somaaliya kooxda u qaabilsan howsha soo dhaweeynta dableeyda baxsadka ah waa duul la baxay shabaab ee u sheegto hogaankeeda Axmed Cabdi Godane ee loogu yeero “Abusubeeyr”, dableeydan ah firxadka Toga Swat ee Bakistaan waayahan wax loo adeegsaday in Somaaliya ay ka dhigaan meel an wax nabad ah laga sameeyn Karin iyadoo la …
faalada »
Dadka is dila ama is qarxiya aya fikrado kala duwan laga qaba iyadoo cid waliba u sheegto wax sida ay rabto, waxaan ka hadleyna dadka dhalinta u badan ee is ku qarxiya ciidamada u ka tirsan Ururka Midow Afrika, kuiwi Ethiopia ee Somaaaliya ka baxay ama madaxda Dowlada Somaaliya.
Madaxda dowlada ku meel gaarku oo ku hadlaya rabitaankoodu waxay sheegaan in dhalinta is qarxineeysa la sii darooga ama yihiin kuwa la soo afduubay oo lagu fcicilkaasi si rabitaankooda ka baxsan.
Sirdoonka shisheeyuhuna waxay sheegaan in dadka is qarxiyan iney yihiin dagaalyahano shisheeye …
faalada »
Caerrur iyo dumar is daba guuraya oo raba iney cadaawada ka gabadaan isla markaana madaxa iyo dhabarka ku sita allab u badan maacuun iyo gogol waa muqaal maalinkasta ku hor imaan kar haddi ad ku nooshahay magaalada dagaalada la mataanooday ee Muqdisho.
Waxa dhich karta inu qof u so qaxo xaafadaha  waaberi isagoo ka soo baxsaday meel diritu ku badan tahay, xiligaa waxay indhahaagu qaban karaan kuwa ka sii qaxaya waaberi oo isleh waxa jirta meel kaleh oo ka nabad roon.
Dadka qaxaya waxay u cabsi qabaan naftooda oo is leeyihiin waxa idin …
