Home » Archive

Articles in the Warka Ingriiska Category

Warka Ingriiska »

[27 Jun 2010 | No Comment | 372116 views]
Al Shabaab oo Buulo Burde Khudaarta ka mamnuucay

Ururka Al shabaab ayaa ku soo rogay degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan amar dadka faraya in aysan isticmaali karin khudaarta ay ka midka yihiin Baradhada, toonta iyo Maraq digaagga.
Gawaari ay ku xiran yihiin codbaahiyeyaal ayaa 24saac ee ugu danbeeyay waxaa lagu arkayay wadooyinka mara xaafadaha, waxaana shacabka lagu wargalinayay inay mamnuuc yihiin in la quuto bardhada,toonta iyo maraq digaaga cidii lagu arkana bay yiraahdeen ay ka qaadi doonaan talaabo, waxayna intaa ku dareen inay baaritaan culus ku samayn doonaan suuqyada lagu iibiyo qudaarta, guryaha iyo sidoo kale gadiidka khudaarta …

Warka Ingriiska »

[19 Sep 2009 | No Comment | 372244 views]
Wasiirada Arrimaha Dibadda Somaliya iyo Talyaaniga oo kulan ku yeeshay Roma

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa kala hadashay Dowladda Talyaaniga sidii loo siin lahaa deeqihii loogu balanqaaday Shirkii Brussels.
Wasiirka arimaha dibada ee dowladda KMG Soomaaliya Cali Jaamac ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Talyaaniga,waxayna labada .
Mr Jangali ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha Dibadda Talyaaniga kala hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladaha dalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin amaanka iyo dhaqaalaha  isagoo sheegay in dowladda Talyaaniga ay tahay dowladda kaliya ee fulisay dhaqaalihii loogu balan qaaday dowladda KMG Soomaaliya shirkii ka dhacay Magaalada Brussels ee dalkaasi Biljamka …

Warka Ingriiska »

[9 Aug 2009 | Comments Off | 372232 views]
Is Somalia the new Afghanistan?

Loading ammunition into the magazine of his AK-47 assault rifle, the young suicide bomber looked straight into the camera. “Jihad is real,” he said. “There’s no way you can understand the sweetness of jihad until you come to jihad.”
His accomplice joined in, his face hidden by a scarf. “How dare you sit at home and look on the TV and see Muslims getting killed … Those who are in Europe and America, get out of those countries,” he ordered.
Moments later a column of black smoke appeared as a battered Toyota …

Warka Ingriiska »

[6 Jul 2009 | No Comment | 372350 views]
Stars honor Jackson as ‘greatest entertainer’

Stars honor Jackson as ‘greatest entertainer’
Mariah Carey, Lionel Richie, Stevie Wonder remember late ‘King of Pop’
Michael Jackson’s brother Jermaine sang the Charlie Chaplin-written “Smile,” which actress Brooke Shields said was Michael Jackson’s favorite song. Jermaine Jackson and his brothers each wore a single sequined glove in honor of their brothe
LOS ANGELES – Michael Jackson’s public memorial started out more spiritual than spectacular Tuesday, opening with a church choir singing as his golden casket was laid in front of the stage and a shaft of light evoking a cross as Lionel …

Warka Ingriiska »

[23 Jun 2009 | No Comment | 372455 views]
Lion Roars & A Rattlesnake Imitates A Cobra, by SENIFALU

Lion Roars & A Rattlesnake Imitates A Cobra, by SENIFALU
This moment of Eritrean history is a tipping point, where the levels at which the momentum for change is becoming more unstoppable. In these persisting circumstances, there is no choice for any Eritrean but step fully into his/her  responsibility to end the misery of the people, who are forced to live in fear by those run by ego and hunger for power,   and participate in the process of reversing …