Articles in the Diinta Category
Diinta »
Waxa Qoray Cabdi Sheekh  Maxamuud oo Qaahira jooga.
Qof kasta waxa ay ku sheegaan kooxda shababaab inu gaal yahay ama Diinta Islaamka anu u fahmin si sax ah. Hadaba ma iyaga qaladan mise Somaalidoo dhan ayan diinta waxba ka aqoon.
Lama yaqaan muftiga shabaab, ma jiro cid ka tirsan koodan oo oglaatay in sida madax banaan loola doona iyado lagu saleeynayo dooda dhinca diinta oo kaliya.
Qofki la dooda maalinta ku xigta aya la dilaya, waxa kaloo ay diidan yihiin in warfaafinta ay soo fariistaan oo laga munaaqashoodo qodobada diiniga ah ee ay u hayaan …
