Saldhiga » Warka

Calooshood u Shaqeeystayaal dilay Col. CaliSaid (Naxriista Jano Allah Siiyo)

17 June 2009 372329 views No Comment

Dagaalyahanda shisheeye ay keensadeen kooxda nabadiidka ah ee Shabaab aya dilay G/Sare Cali Saciid Xassan oo lagu tirin jiray saraakiisha ugu akhlaaqda badan ee jooga dalka Somaaliya, dilka waxa u dhacay kadib marki ciidanka Booliska Somaaliyeed u ku guleeystay in shabaabka u ka saro saldhigyo boolis iyo dhamaan degaanka taleex iyo Gobbo badan.

Col Cali Siciid Allahu U naxariiste waxa meel foog ka soo toogatay mid ka mid ah dagaalyahanada shisheeye oo jooga Muqdisho una dagaalamay in Somaaliya xasilooni la’an ka jirto mudo dheer. Waxa u ahaa sarkaalku qof aad u dadnimo badan oo hab sharaf leh u difaacay nabada.

Sarkaalka dhimashadiisa waxa ku xumaaday dhamaan shacabka Somaaliya inta nabada jecel

Leave your response!

You must be logged in to post a comment.